Man United Oo Calaamadsatay 3 Xiddig Oo Ay Ku Buuxin Doonto Booska Paul Pogba Hadii uu Kooxda Ka Tago.

Kooxda Man United ayaa isku diyaarinaysa bixitaanka suurtagalka ee xiddiga khadka dhexe ee Paul Paul Pogba kaas oo uu shaki ku jiro mustaqbalkiisa kooxda Man United. Man United ayaa la sheegayaa in ay iska iibin doonto xiddiga khadka dhexe suuqa xagaaga hadii uu diido in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Man United wakhtiga soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII