Man United Oo Calaamadsatay Badalka David De Gea.

Manchester United ayaa il gaar ah ku heysa xaalada goolhayaha kooxda PSG ee Keylor Navas sida ay sheegayaan wararku. Goolhayaha reer Costa Rica ayaa laba xill ciyaareed ku qaadanaya kooxda PSG Waana Goolhayaha 1-aad isaga oo kooxda u saftay 80 kulan tartamada oo dhan. Si kasta ha ahaatee kooxda PSG ayaa la filayaa in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII