Man United Oo Dajisatay Qorshe Ay Ku Doonayso Saxiixa Harry Kane, Maxay Damacsanyihiin?

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay tijaabiso go’aanka Tottenham Hotspur iyadoo dalab 90 milyan ginni ah ku dooneysa Harry Kane. Harry Kane ayuu heshiis 3 sano ah uga hadhsanyahay heshiiskiisa kooxda Tottenham waxana ay kooxdisu ku dhibaatoonaysaa in ay koobab ku guulaysato. Kooxda Tottenham ayaa ku adkaysanaysa in uuna xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII