Man United Oo Dajisay Qorshe Ay Edinson Cavani Ugu Qancinayso In Uu Sii Joogo Kooxda.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay kor u qaado mushaharka Edinson Cavani hadii uu ogolaado inuu heshiis cusub u saxiixo Old Trafford. Weeraryahankii hore ee Paris Saint-Germain ayaa ku bilowday qaab ciyaareed fiican tan ilaa markii uu yimid Man United suuqii xagaagii la soo dhaafay isagoo dhaliyay 14 gool shanna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII