Man United Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Raphael Varane & Real Madrid Oo Ka Jawaabtay Dalabkaas.

Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay Real Madrid Miiska u saartay dalabkii ugu horeeyay ee ay ku doonaysay daafaca dhexe ee Raphael Varane sida ay sheegayaan wararku. Daafaca dhexe ayaa haatan xulka qarankiisa France kala qayb qaadanaya tartanka Euro 2020 laakiin waxa uu shaki weyn ku jiraa mustaqbalkiisa kooxda Real Madrid. Varane ayuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII