Man United Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixa Kalidou Koulibaly & Napoli Oo Ka Jawaabtay Dalabkaas.

Kooxda Manchester United ayaa Laga diiday dalab ay ka gudbisay daafaca dhexe ee Napoli Kalidou Koulibaly sida ay sheegayaan wararku. Mustaqbalka xiddiga reer Senegal ayaa la hadal hayaa bilihii ugu dambeeyay iyaga oo kooxaha Man United iyo Man City isku dayay in ay helaan saxiixiisa xagaagii dambe. Laakiin Napoli ayaa la rumaysanyahay in ay u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII