Man United Oo David De Gea U Isticmaalaysa Saxiixa Xiddig Uu Ole Gunnar Solskjaer Doonayo.

Manchester United ayaa diyaar u ah inay u isticmaasho David De Gea qeyb ka mid ah dalabkeeda ku aadan saxiixa goolhayaha kooxda Atletico Madrid Jan Oblak, sida ay wararku sheegayaan. Goolhayaha reer Slovenia ayaa si weyn loogu tixgeliyaa inuu yahay mid ka mid ah goolhayayaasha adduunka ugu fiican wuxuuna door muhiim ah ka ciyaaray ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII