Man United Oo Dib U Soo Cusboonaysiisay Xiisaha Ay U Qabtay Xiddig U Ciyaara Bayern Munich.

Manchester United ayaa dib u soo nooleyneysa xiisihii waqtiga dheer ay u qabtay garabka kooxda Bayern Munich ee Kingsley Coman. Man United ayaa dalab ka gudbisay xiddiga reer France xagaagii lasoo dhaafay, waxaana ay si gaar ah ula socdeen xiddiga xilli ciyaareedkan. Wargayska Bild ayaa sheegaya in Coman iyo Bayern Munich ay joojiyeen wadahaladii heshiiska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII