Man United Oo Doonaysa Saxiixa Weeraryahan Horay Ugu Soo Ciyaaray Liverpool.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isha ku heyso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Southampton Danny Ings. Xiddiga 28 jirka ah ayaa ku dhibaatooday dhaawacyo xilli ciyaareedkan laakiin waxa uu soo bandhigay xilli ciyaareed cajiib ah isaga oo dhaliyay 12 gool 28 kulan oo premier League ah. Heshiiska Ings ee kooxda Southampton ayaa dhici doona […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII