Man United Oo Go’aan Cusub Ka Qaadatay Goolhaye David De Gea.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay Goolhaye David De Gea u ogolaan karto in uu qaab amaah ah uga tago kooxda inta lagu jiro suuqa xagaagan. Inkasta oo uu Halyeey ka yahay kooxda hadana Goolhayaha 30 jirka ah ayaa booskiisa u waayay Goolhaye Dean Henderson xilli ciyaareedkii dhamaaday. Inkasta oo uu De Gea xoojin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII