Man United Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsiga Ay Ugu Jirto Harry Kane

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay go’aansatay inaysan sii wadin baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara Tottenham ee Harry kane suuqa xagaagan. Kabtanka reer England ayaa doonaya in uu tartan cusub raadsado isgana tago kooxda Tottenham waxana la filayaa in ay kooxdiisu dalbato lacag dhan 150 milyan oo euro. Waxa intaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII