Man United Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Donny van de Beek

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ayna diyaar u ahayn in ay dhagaystaan dalabyada u imanaya xiddiga khadka dhexe ee Donny van de Beek suuqa xagaaga sida ay sheegayaan wararku. Xiddigii hore ee kooxda Ajax ayaa ku soo biiray Old Trafford isaga oo ka mid ah xiddigaha ugu fiican booskiisa xagaagii hore laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII