Man United Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Aston Villa Soona Yaraysay Dhibcihii Ay Ka Dambaysay Man City.

Kooxda Man United ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda Aston Villa kulan ka tirsanaa todobaadkii 35-aad ee horyaalka premier League kana dhacay garoonka Vila Park. Kooxda Aston Villa ayaa si fiican ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo United ku qaadayay weeraro aan kala joogsi lahayd xilli ay Man United si aad ah u dhibaatotay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII