Man United Oo Guuldaro Weyn Kala Kulantay QPR Kulankoodii 2-aad Ee Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda QPR ayaa cashar u dhigtay Man United kulan ka tirsanaa isku diyaarinta labada kooxood ee xilli ciyaareedka cusub xilli ay Red Devils la kulantay guuldaro lama filaan ah. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa kulankan hogaamiyay kooxdiisa saacado yar kadib markii uu heshiis 3 sano ah u saxiixay kooxda Man United mustaqbalkiisana ugu hogaamiyay. Laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII