Man United Oo Heshay Wado Ay Arsenal Ugu Garaaci Karto Saxiixa Ruben Neves, Maxay Damacsantahay?

Kooxda Man United ayaa dar-dar galinaysa baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Wolves si ay ugu xoojiso khadka dhexe xilli ciyaareedka dambe. Man United ayaa la filayaa in ay haatan suuqa u gasho saxiixa xiddig khadka dhexe ah waxana ay calaamadsatay xiddiga kooxda Wolves ee Ruben Neves Kaas oo uu doonayo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII