Man United Oo Isha Ku Haysa Xiddig Ka Soo Ciyaaray Premier League, Booska Aaron Wan-Bissaka Ayay U Doonayaan.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay dalab ka gudbiso daafaca midig ee kooxda Atletico Madrid Kieran Trippier. In kasta oo ganaax bartamihii xilli ciyaareedka ah lagu soo rogay jebinta shuruucda qamaarka hadana Trippier ayaa door weyn ka ciyaaray tartanka ay Atletico Madrid ugu jirto hanashada horyaalka La Liga isaga oo ciyaaray […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII