Man United Oo Iska Iibin Doonta Paul Pogba Hadii Halkan Arin Dhici Waydo.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarin doonto inay iska iibiso Paul Pogba hadii uu diido inuu mustaqbalkiisa u hibeeyo kooxda. Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee Mino Raiola ayaa sheegay in wakhtigii Paul Pogba ee Man United soo dhamaaday laakiin xiddiga khadka dhexe ayaa xiddig muhiim ah ka noqday kooxda Tababare Ole Gunnar […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII