Man United Oo Iska Iibinaysa 9 Xiddig Si Ay Dib U Dhis Ugu Samayso Kooxda 1-aad.

Kooxda Man United ayaa doonaysa in ay is badal ku samayso kooxda suuqa kala iibsiga xagaaga kadib markii uu tababaraha kooxda ee Ole Gunnar Solskjaer u sheegay in ay lagama maarmaan tahay in kooxda isku shaandhayn lagu sameeyo kooxda suuqa xagaaga si ay kooxdu ugu tartanto koobab xilli ciyaareedka dambe. Wargayska Daily Mirror ayaa sheegay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII