Man United Oo Ka Shaqaynaysa Dhamaystirka 4 Saxiixa Suuqa Xagaagan.

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay haatan ka shaqaynayso 4 saxiix oo waaweyn suuqa xagaaga. Wargayska Daily Mail ayaa sheegaya in ay kooxda Man United dib u soo cusboonaysiisay xiisaha ay u qabtay xiddiga garabka midig ee Daafaca uga ciyaara kooxda Atletico Madrid ee Kieran Trippier. Xiddiga reer England ayaa lala xidhiidhinayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII