Man United Oo Laga Diiday Dalab Rasmi Ah Oo Ay Ka Gudbisay Xiddig Aad Loola Xidhiidhinayo, Mana Ahan Jadon Sancho.

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay ku fashilantay dalabkii furitaanka ahaa ee ay ka gudbisay saxiixa xiddiga garabka daafaca uga ciyaara Atletico Madrid ee Kieran Trippier kadib markii ay kooxda ku guulaystay horyaalka La Liga diiday. Xiddiga reer England ayaa muhiim u ahaa kooxda Atletico madrid xilli ciyaareedkii hore isaga oo 28 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII