Man United Oo Lambar Cusub Siinaysa Bruno Fernandes Xilli Ciyaareedka Dambe.

Kooxda Man United ayaa xiddiga Bruno Fernandes siin karta lambarka uu ku riyoodo in uu xidho xilli ciyaareedka kaas oo uu xidho xiddig uu heshiiskiisu dhacay xagaagan. Xiddiga reer Portugal ee Bruno Fernandes ayaa Man United u xidha Lambarka 18 tan ilaa markii uu ku soo biiray kooxda Kagana soo biiray kooxda Sporting Lisbon. Laakiin […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII