Man United Oo Ogaatay Halka Wado Ee Ay Ku Heli Karto Saxiixa Pau Torres

Villarreal ayaa dul dhigtay qiimo dhan 30 milyan oo euro madaxa daafaca lala xiriirinayo Manchester United Pau Torres, sida lagu sheegay wararku. Xiddiga reer Spain ayaa ka mid ah bartilmaameedyada tababare Ole Gunnar Solskjaer xagaaga madaama uu raadinayo xiddig uu ka garab ciyaarsiio kabtankiisa Harry Maguire. Iyadoo Torres uu 24 jirsaday sannadkan isla markaana uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII