Man United Oo Qarka U Saaran Dhamaystirka Saxiixa Jadon Sancho

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay 75 milyan oo Euro kula soo wareegto weeraryahanka Borussia Dortmund Jadon Sancho. Xiddiga reer England ayaa muddo dheer lala xidhiidhinayay kooxda Man United iyada oo Man United diiday in ay bixiso lacagtii 120 milyan ahayd ee ay Dortmund doonaysay in ay ku iibiso xiddiga xagaagii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII