Man United Oo Real Madrid Ula Tagaysa Qorshe U Fududaynaya Saxiixa Raphael Varane

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay Real Madrid ula tagayso qorshe ay ku doonayso saxiixa daafaca dhexe ee Raphael Varane inta lagu jiro suuqa xagaagan sida ay sheegayaan wararku. Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay Real Madrid u soo bandhigayso heshiis isku badalasho ah oo ay isku dhaafsan doonaan xiddigaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII