Man United Oo Si Dhab Ah U Doonaysa Saxiixa Antoine Griezmann.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay u dhaqaaqdo weeraryahanka Barcelona Antoine Griezmann. Xiddiga reer France ayaa dhaliyay 35 gool isla markaana caawiye ka noqday 17 gool 99 kulan oo uu u ciyaaray kooxda Barcelona tan ilaa markii uu kaga biiray Atletico Madrid xagaagaii 2019. Griezmann ayaa dhaliyay 20 gool 13 kalena […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII