Man United Oo Talaabo U Qaaday In Ay Heshiis Cusub Ka Saxiixato Bruno Fernandes.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay la kulanto wakiilka Bruno Fernandes si ay ugala hadlaan heshiis cusub oo uu u saxiixo xiddiga reer Portugal. 26 jirkaan ayaa qaab ciyaareed aad u fiican ku soo qaatay Red Devils tan iyo markii uu ka yimid Sporting Lisbon suuqii January 2020 isagoo dhaliyay 40 gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII