Man United Oo Talaabo U Qaaday Saxiixa Jadon Sancho

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay heshiiska shaqsiga ah la gaartay weeraryahanka Borussia Dortmund Jadon Sancho. Xiddigii hore ee Man City ayaa sii joogay Borussia Dortmund inkasta oo muddo dheer lala xidhiidhinayay Man United xagaagii hore laakiin xagaagan xiddiga ayaa ah bartilmaameedka 1-aad ee United. Dortmund ayaa la rumaysanyahay in ay qiimaha ay xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII