Man United Oo Ugu Dambayn Ku Kalsoon Saxiixa Jadon Sancho, Maxaa Is Badalay.

Manchester United ayaa aad ugu kalsoon in ay ugu dambayn heli doonto saxiixa xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho sida ay sheegayaan wararku. Man United ayaa muddo ku raad joogtay Sancho bilihii ugu dambeeyay iyaga oo aad ugu dhawayd saxixia xiddiga xagaagii hore laakiin Dortmund ayaa diiday in ay iibiso lacag ka yar 100 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII