Man United Oo Waayi Doonta Adeega Marcus Rashford Bilowga Xilli Ciyaareedka Cusub, Sabab.

Wararka ka Imanaya dalka England ayaa shaaca ka qaaday in weeraryahanka Manchester United Marcus Rashford laga yaabo inuu seego labada bilood ee ugu horeysa xilli ciyaareedka cusub ee Horyaalka Premier League. Wargayska Telegraph ayaa sheegaya in ay Man Unted waayi doonto adeega xiddiga Marcus Rashford tan ilaa bisha October ee soo socota. Wargayska ayaa maqnaanshaha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII