Man Utd, Man City Mise Chelsea? Harry Kane Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biirayo hadii Uu Ka Tago Tottenham.

Harry Kane ayaa ka dhigtay Manchester City dookhiisa koowaad ee xagaagan inkasta oo ay xiiso ka helayo kooxaha Manchester United, Chelsea iyo Real Madrid, sida ay wararku sheegayaan. Xiddiga 27 jirka ah ayaa kooxdiisa Tottenham u gudbiyay warqada Bixitaanka una sheegay in doonayo in uu isaga tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedka. Wargayska talkSPORT ayaa sheegaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII