Man Utd oo ka fikireysa inay goor dambe u dhaqaaqdo qadka dhexe ee Wolves Ruben Neves

Manchester United ayaa miisaameysa inay u dhaqaaqdo xiddiga qadka dhexe ee Wolves Ruben Neves. The Sun ayaa ku warameysa in Neves oo 24 jir ah uu bartilmaameed u yahay tababaraha Old Trafford Ole Gunnar Solskjaer . Saaxiibkiis reer Portugal Bruno Fernandes , oo 26 jir ah, ayaa la sheegay inuu aad u doonayo heshiiska. United ayaa hore loola xiriiriyay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII