Manchester City 2-0 Burnley, Citizens oo adkeysatay Booskeeda Labaad ee Horyaalka

Kooxda Manchester City Ayaa Garoonkeeda Etihad Stadium ku Dubatay Kooxda Burnley Kulan ka tirsan Horyaalka Premier league oo ku soo dhamaaday 2-0. Kooxda Macalin Pep Guardiola ayaana u muuqatay kuwa helay Koox awood ahaan ka liidata kadib markii 12 Daqiiqo ay ku qaadatay Qabashada Hogaanka Ciyaarta waxana hogaanka u dhiibay Bernardo silva iyadoo lagu kala […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII