Manchester City oo 6-3 ku garaacday kooxda RB Leipzig, Guruubka A ee Champions League.

kooxda Manchester City ayaa caawa kulankeeda Champions league ku badisay 6 gool iyo 3 iyadoo mar kale dunida Caalamka u direysa fariin ah in ay markale tagi karaan koobkan Finalkiisa. inkastoo Man City Caawa qeybta hore Qalqiil gashay hadana waxay ciyaarta gaarsiisay 6 gool taasi oo soo afjartay rajada kooxda RB Leipzig oo mar farqiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII