Manchester City oo dib u furtay wadahadaladii qandaraas kordhinta ee Sterling

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Photo Getty Manchester City ayaa diyaar u ah inay dib u furto wadahadalada qandaraaska cusub ee Raheem Sterling . The Sun ayaa sheegeysa in Sterling uu qarka u saaran yahay inuu dib u bilaabo wadahadaladii uu kula jiray Manchester City ee ku saabsanaa qandaraaska cusub. Sterling waxaa uga harsan qandaraaskiisa labo sano waxaana lala xiriirinayaa Arsenal iyo Tottenham. Waxaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII