Manchester City oo diyaar u ah inay kula tartanto Manchester United xidiga Declan Rice

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay xafiiltanka Manchester United ee ku aadan saxiixa xidiga West Ham United¬† Declan Rice xagaaga 2022. In kasta oo ay xiiseynayeen labada naadi ee Manchester suuqii ugu dambeeyay, Rice ayaa baaqi ku noqday buugaagta London Stadium, iyadoo qiimihiisu ahaa 80 milyan oo ginni. Si kastaba ha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII