Manchester City oo diyaarineysa dalab cusub oo ku aadan Xidiga Harry Kane

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Photo/getty image Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diidan tahay inay kaquusato heshiiska Harry Kane xagaagan waxayna isku diyaarineysaa inay dalab cusub oo 127 milyan ginni ah ka gudbiso weeraryahanka Tottenham Hotspur . 28 jirkaan ayaa la rumeysan yahay inuu Spurs u cadeeyay inuu doonayo inuu u dhaqaaqo Etihad Stadium, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII