Manchester City oo dul dhigtay Xidiga Aymeric Laporte aduun dhan £ 60m

Kooxda heysata horyaalka Premier League ee Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay 60 milyan ginni dul dhigtay daafaca dhexe ee Aymeric Laporte . 27 jirkaan ayaa Etihad Stadium uga soo dhaqaaqay Athletic Bilbao bishii Janaayo 2018 markaas oo City ay bixisay qandaraaskiisa oo lagu burburin karay 57 milyan ginni. Laporte ayaa si joogto ah ugu hoos ciyaarayay Pep Guardiola ilaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII