Manchester City oo guul daro 4-0 dhabarka u saarisay kooxda Arsenal, Xaalka Gunners oo sii xumaanaya

kulankii saddexaad ayaa laga badiyay kooxda Arsenal oo booqasho ugu tagtay kooxda Manchester City Garoonka Etihad Stadium kulan ka tirsan Horyaalka Premiere league ciyaar ku soo dhamaatay 4-0. Sharaxaada Ciyaarta Daqiiqadii 7-aad ayay kooxda Manchester City ku qabatay hogaanka ciyaarta waxaana 1-0 ka dhigay xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gundogan, waxaana goolkan caawiyay Gabriel Jesus […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII