Manchester City oo isbadal ku sameesay Kabtanimada Kooxda, Ilkay Gundogan oo la Wareegaya iyo Kevin de Bruyne oo la bahdilay

Manchester City ayaa isku shaandhaynku samaysay kabtannadeeda iyadoo masuuliyad culus loo xambaariyey laacibka khadka dhexe uga ciyaara ee Ilkay Gundogan. Tababare Pep Guardiola oo ogsoon in Fernandinho oo ah kabtanka kooxdiisu, in uu xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyey ka ciyaarayo Etihad Stadium ayaa waxa uu sii diyaariyey laacibkii kala wareegi lahaa masuuliyadda iyo calaamadda kabtannimada marka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII