Manchester City oo kula tartameysa Barcelona, ​​Real Madrid saxiixa Yuri Alberto

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka Internacional Yuri Alberto laakiin waxay u badan tahay inay tartan adag kala kulmaan saxiixiisa. 20 jirkaan ayaa dhaliyay 21 gool 65 kulan oo uu u saftay kooxdiisa haatan tartamada oo dhan, halka uu labo jeer u saftay xulka Brazil ee 23 jirada. Barcelona iyo Real Madrid ayaa labaduba la sheegay inay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII