Manchester City oo laga diiday dalab dhan 60 milyan oo ku aadan Dusan Vlahovic xagaagan

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay dalab 60 milyan oo ginni ah ka gudbisay weeraryahanka Fiorentina Dusan Vlahovic suuqii ugu dambeeyay. 21 jirkaan ayaa lala xiriirinayay kooxaha City, Arsenal, Tottenham Hotspur iyo Inter Milan xagaagii, laakiin Fiorentina ayaa ku guuleysatay inay sii haysato weeraryahanka aadka loo qiimeeyo. Ka dib markii ay meesha ka baxday rajadii City ee […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII