Manchester City oo Liverpool kula tartameysa Toni Kroos

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa lagu soo waramayaa inuu aad u doonayo inuu keeno qadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos. 31-sano jirkaan ayaa kaliya seddex kulan u saftay Los Blancos intii lagu jiray ololaha 2021-22 dhaawac dartiis, laakiin wuxuu weli yahay shaqsi muhiim u ah kooxda Carlo Ancelotti . Qandaraaska Kroos ee Bernabeu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII