Manchester City oo loo sheegay Qiimaha ay ku Heli karto Theo Hernandez

Manchester City waa inay ku bixisaa 60 milyan ginni haddii ay doonayaan inay la soo wareegaan daafaca bidix ee AC Milan Theo Hernandez. Kooxda heysata horyaalka Premier League, oo ay weheliso kooxda ka dhisan Ligue 1 ee Paris Saint-Germain , ayaa la rumeysan yahay inay ugu horreeyaan saxiixa xiddiga reer France. AC Milan ayaa dooneysa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII