Manchester City oo qorsheynaysa wadahadalada Haaland bisha Janaayo

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay wadahadalo la bilowdo wakiilka weeraryahanka¬†Erling Braut Haaland bisha January. Haaland ayaa bartilmaameed u ah tiro ka mid ah kuwa ugu miisaanka culus Yurub ka dib markii uu dhaliyay 68 gool 67 kulan tan iyo markii uu Dortmund kaga soo biiray Red Bull Salzburg bishii Janaayo 2020. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII