Manchester City oo u aqoonsatay Dusan Vlahovic inuu yahay bedelka Harry Kane

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqi doontaa Fiorentina xidigeeda Dusan Vlahovic haddii ay awoodi waayeen in ay keenaan Harry Kane xagaagan. City waxaa ka go’an inay la soo wareegaan weeraryahan cusub ka hor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga, Kane ayaa weli ah bartilmaameedka kooxda, iyadoo kooxda heysata horyaalka Ingiriiska ay wadahadalo kula jirto Tottenham. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII