Manchester City oo wadahadalo horumar leh ka sameyneysa heshiiska cusub ee Foden

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee¬†Manchester City¬†Phil Foden ayaa wadahadalo horumar leh kula jira kooxda oo ku aadan qandaraaskiisa cusub. Foden hadda waxaa uga harsan saddex sano qandaraaskiisa oo dhacaya xagaaga 2024 -ka. Wararka ayaa sheegaya in City ay si dhaqso leh ugu dhaqaaqeyso qandaraas cusub iyadoo wadahadalada lagu wado inay dib u bilowdaan marka uu ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII