Manchester City oo wali ka tanaasulin saxiixa Cristiano Ronaldo’

Manchester City ayaa la filayaa inaysan meesha ka saarin inay Juventus kala soo saxiixan karto Cristiano Ronaldo maalmaha soo socda. In kasta oo madaxda Juve ay ku adkeysanayaan in Ronaldo uusan meelna u socon xagaagan, haddana xidiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa weli si aad ah loola xiriirinayaa bixitaan kadib markii uu galay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII