Manchester City, Paris Saint-Germain oo ku loolamaya Theo Hernandez

Manchester City iyo Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa inay aqoonsadeen xidiga AC Milan ee Theo Hernandez bartilmaameedkooda mustaqbal. Labada koox ee reer Yurub ayaa loo arkaa inay yihiin kuwa ugu cadcad Champions League xilli ciyaareedkan ka dib suuqa oo si feecan kaga soo adeegteen. Si kastaba ha ahaatee, dhinaca bidix ee difaaca ayaa mararka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII