Manchester United iyo Arsenal oo ku dagaalamaya xiddiga Bayern Munich Corentin Tolisso

Manchester United iyo Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u yihiin inay ku dagaalamaan saxiixa xiddiga qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich Corentin Tolisso . 27 jirkaan ayaa waxaa u harsan wax ka yar 12 bilood heshiiska uu kula jiro kooxda heysata horyaalka Bundesliga waxaana loo malaynayaa inuu u sheegay Nagelsmann in fursadaha uu heysto xilli ciyaareedkan ay yar yihiin. Sidaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII