Manchester United, iyo Tottenham Hotspur oo ka mid ah kooxaha isha ku haya Noni Madueke’

Manchester United iyo Tottenham Hotspur ayaa ka mid ahaa toddoba kooxood oo heer sare ah oo ay goobjoogayaal u joogeen inay daawadaan garabka PSV Eindhoven Noni Madueke habeenkii Arbacada. Ciyaaryahanka heerka caalami ee xulka England ee 21-jirada, oo soo maray akadeemiyadda Spurs horaantii waayihiisa ciyaareed, wuxuu wakiil u ahaa kooxdiisa kulankii Benfica wareegii isreebreebka Champions […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII